Research Catalog

Awliyooy Lagaa Dood Silsilad-Maanseeddii Alifley

Title
  1. Awliyooy Lagaa Dood Silsilad-Maanseeddii Alifley / Isku-Dubba-Ridkii iyo tafatirkii, Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir) ; Ururintii, Axmed Aw Geeddi Maxamuud (Dheeraad) & Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi).
Published by
  1. Stockholm, Sweden : Eurosom bokförkag, 2015.
  2. ©2015
Author
  1. Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)

Items in the library and off-site

Filter by

Displaying 1 item

StatusFormatAccessCall numberItem location
Status
Request for on-site useRequest scan

Not available - Please for assistance.

FormatBook/TextAccessUse in libraryCall numberPJ2534.A2 M39365 2015Item locationOff-site

Details

Additional authors
  1. Axmed Aw Geeddi Maxamuud (Dheeraad)
  2. Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Description
  1. 219 pages; 21 cm
Summary
  1. AWLIYOOW LAGAA DOOD Silsilad-maanseeddii Alifley Buuggani waa suugaan dood ah oo 28 abwaan isaga jawaabayaan arrimo la xidhiidha meeqaanka awliyada iyo khilaaf ka dhashay in la baryi karo iyo in kale. Qasiidadii caanka ahayd ee "Awliya Allaay adeeg oo uu sameeyey abwaan Cabdiqays ayaa u sabab noqotay in silsiladdani curato. Markii ugu horraysay waxa weerar suugaaneed ku qaaday Cabdiqays, abwaanka Axmed Aw Geeddi oo tiriyey "kuwa nool ergo u diro". Dabadeed waxa qaraxday dood safayn ah oo xiitaa ugu gudubtay mawduucyo kale oo la xidhiidha diinta, urur-diimeedyada iyo dariiqooyinka. Arrimaha ay suugaantani taataabatay waxa ka mid ah: 1.Awliyada, karaamadooda iyo awooddooda 2. Gargaar waydiisiga dadka saalixiinta ah ee dhintay 3. Mawliidka 4. Bidcada 5. Urur-diimeedyada casriga ah 6. Dariiqooyinka suufiyada 7. Siyaarada 8. Ajuurada 9. Dabiibka 10. Iyo Arrimo kale oo diinta iyo aduunka la xidhiidha Haddii aad halkan ka gadato waxa laguugu soo diri meesha aad joogto. qarashka boostu qiimaha ayuu ku jiraa.
Subject
  1. Somali poetry
  2. Poésie somalie
  3. Somalia
  4. religion
Genre/Form
  1. Somali language edition – Nonfiction.
  2. poetry.
  3. Poetry.
  4. Poésie.
Owning institution
  1. Princeton University Library
Language (note)
  1. In Somali.